Maamulka Sh/hoose oo ka jawaabay hadal ka soo yeeray Madaxweyne Farmaajo

Guddoomiyaha gobolka Sh/hoose Maxamed Ibraahim Barre ayaa ka jawaabay hadal uu Madaxweynaha dalka ka jeediyay shirkii golaha wasiirrada ee shalay ka dhacay Magaalada Muqdisho. Farmaajo ayaa sheegay inuu amar ku siiyey xukuumada in magaalada Marko la geeyo ciidamada booliska iyo nabad sugida si ay amaanka uga shaqeeyaan Guddoomiye Maxamed Ibraahim Barre ayaa si gaar ah … Continue reading Maamulka Sh/hoose oo ka jawaabay hadal ka soo yeeray Madaxweyne Farmaajo